Ceelka u dhow kacbda mxa la dhaha
A.safa
B.hajar
C.quba
D.zamzam
Xul sedex jeer imi final balse aan qadin koob adunka
A.netherland
B.yugoslavia
C.chile
D.spain
Mgca abdiraxman tuur o sedexn
A.Abdirahman ali abdi
B.Abdirahman cabdi ali
C.Abdirahman ali ahmed
D.Abdirahman Ahmed Ali
Heeco wxy
A neef hoydi dhimtey
B neef aabihi dhintey
C neef caato ah
D neef weyn
Dhkhtrka wadnaha mxa la dhaha
A dentist
B cardiologist
C optimologist
D gynecologist
Nebige ku riyoday 11ka meere iyo dayax iyo qorxda
A.yusuf
B.muse
C.ibarahin
D.cise
Labo ciyartoy o ingris ah aya ku guulystey kabta dahbka ingirska sheeg
A.Gary Lineker rush
B.Gary Lineker. Dele ali
C.Gary Lineker rooney
D.Gary Lineker kane
Casimda wadnka nigeria
A.abuja
B.lagoas
C.kano
D.ibadan
Farska lab mxa la dhaha
A sange
B geenyo
C faras
D koore
Madxweynhi 16 aad ee usa
A George Washington
B Abraham Lincoln
C Theodore Roosevelt
D john adams
Saxbige kso wareiyey nebiga axadisiti ugu bdnyd
A.abdullah ibnu cabas
B.cumar binu khatab
C.abu hurayra
D.aisha
Sedex ciyartoy ayaa wadaga casanka ugu bdn prmer league
A.viera duncan freaguson Richard Dunne
B.viera duncan freaguson roy kean
C.viera duncan freaguson campel
D.vieraduncan freaguson terry
Lbdi mgc ee lbda dcl kla lhyne dglki lbd adunka
A.Axis Powers Allied Powers
B.Axis Powers central powers
C.Axis Powers warsaw powers
D.Axis Powers nato powers
Qaaje wa faraska midbkisu nooce yahy
A casan
B isku jir
C axmari
D cadaan
Meerehe ayaa ugu dhow qorxda
A venus
B mars
C mercury
D earth
Surade la dhaha qalbiga quranka
A.yaasin
B.fatax
C.kahaf
D.maryam
Goalka ugu dhakhsiyaha bdn premier league ya dhliyey
A.shane long
B.mane
C.kane
D.aguero
Buurta africa ugu dheer
A.kiliminjaro
B.everst
C.fuji
D.daalo
Gujiski badan uga dhiganhy gebiga darode wxa tiryey
A salan carbey
B m nour fadal
C lanjer
D cabdi gahyr
Xubinta jidhka bila admka ugu weyn
A brain
B skull
C skin
D liver
202 clean sheet isgo hysta ayu yhy goolhyaha ugu clean sheetka bdn premier league wa kuma
Biriishka la dhaho golden gate bridge wxu ku yaala
A.california
B.ohio
C.minnisota
D.new york
Garnuugta dhedigeda
A tigey
B liig
C warrad
D dan
Wa kuma aabaha chemistrygu
A Antoine Lavoisier
B Antoine newton
C isaac newton
D. Ohm