Somalia
Islam
Quran
Afsomali
100

Madax weynaha somalia 2025

Hassan Maxamuud

100

Nabiga ugu horeeyay

Aadan (CS)

100

تَرْمِيهِم بِحِجَارَةٍ مِّن سِجِّيلٍ

فَجَعَلَهُمْ كَعَصْفٍ مَّأْكُولٍ

Al fiil

100

Afka xubin ku jiro, ee hadalka loo adeegsado

Carabka

200

Suuga weyn ee mugadisho kuyaalo

Bakaaro

200

Rasuulka ugu horeeyay

Nuux (CS)

200

لِإِيلَافِ قُرَيْشٍ

إِيلَافِهِمْ رِحْلَةَ الشِّتَاءِ وَالصَّيْفِ 

Qurash

200

Geelka tuurtiisa maxaa ku jiro

Kurus

300

Raiisul Wasaaraha Somalia 2025

Hamza Abdi Barre

300

Nabiga ilmahiisa

1. **Al-Qāsim (son)** – Khadījah (RA)

2. **ʿAbdullāh / Aṭ-Ṭāhir / Aṭ-Ṭayyib (son)** – Khadījah (RA)

3. **Ibrāhīm (son)** – Māriyah al-Qibṭiyyah (RA)

4. **Zaynab (daughter)** – Khadījah (RA)

5. **Ruqayyah (daughter)** – Khadījah (RA)

6. **Umm Kulthūm (daughter)** – Khadījah (RA)

7. **Fāṭimah (daughter)** – Khadījah (RA)

300

عَبْدًا إِذَا صَلَّىٰ

أَرَءَيْتَ إِن كَانَ عَلَى ٱلْهُدَىٰٓ ١١ أَوْ أَمَرَ بِٱلتَّقْوَىٰٓ ١٢ أَرَءَيْتَ إِن كَذَّبَ وَتَوَلَّىٰٓ ١٣ أَلَمْ يَعْلَم بِأَنَّ ٱللَّهَ يَرَىٰ ١٤

Al Calaq

300

Gabadh la qabo, walaakeeda iyo ninka qabo maxa isku yihiin

Seedi
400

Aabaha muxuu u yahay, wiilka gabadhiisa qabo

Sodog

400

Magacyada 10ka saxaabi ee janaada lagu bishaareeyay

  • Abu Bakr As-Siddiq

  • ʿUmar ibn Al-Khattab

  • ʿUthman ibn ʿAffan

  • ʿAli ibn Abi Talib

  • Talhah ibn ʿUbaydullah

  • Az-Zubayr ibn Al-ʿAwwam

  • ʿAbdur-Rahman ibn ʿAwf

  • Saʿd ibn Abi Waqqas

  • Saʿid ibn Zayd

  • Abu ʿUbaydah ʿAmir ibn Al-Jarrah

400

ثُمَّ إِنَّهُمْ لَصَالُوا۟ ٱلْجَحِيمِ ١٦

ثُمَّ يُقَالُ هَـٰذَا ٱلَّذِى كُنتُم بِهِۦ تُكَذِّبُونَ ١٧ كَلَّآ إِنَّ كِتَـٰبَ ٱلْأَبْرَارِ لَفِى عِلِّيِّينَ ١٨ وَمَآ أَدْرَىٰكَ مَا عِلِّيُّونَ ١٩ كِتَـٰبٌۭ مَّرْقُومٌۭ ٢٠ يَشْهَدُهُ ٱلْمُقَرَّبُونَ ٢١ إِنَّ ٱلْأَبْرَارَ لَفِى نَعِيمٍ ٢٢ عَلَى ٱلْأَرَآئِكِ يَنظُرُونَ ٢٣ تَعْرِفُ فِى وُجُوهِهِمْ نَضْرَةَ ٱلنَّعِيمِ ٢٤

mutafifin


400

Saddaxdaan erey ee ingiriis ah, afsoomali ka dhig:
1. Thight

2. Feet

3. Ankle

1. Low

2. Cag

3. Canqaw

500

Qobolka ee magaalda Laascanood

Sool

500

Nabiga xaasaskiisa

1. Khadījah bint Khuwaylid

2. Sawda bint Zamʿa

3. ʿĀ’ishah bint Abī Bakr

4. Ḥafṣah bint ʿUmar

5. Zaynab bint Khuzaimah

6. Umm Salamah (Hind bint Abī Umayyah)

7. Zaynab bint Jaḥsh

8. Juwayriyyah bint al-Ḥārith

9. Umm Ḥabībah (Ramlah bint Abī Sufyān)

10. Ṣafiyyah bint Ḥuyayy

11. Maymūnah bint al-Ḥārith

500

٨ وَهُوَ يَخْشَىٰ

٩ فَأَنتَ عَنْهُ تَلَهَّىٰ ١٠ كَلَّآ إِنَّهَا تَذْكِرَةٌۭ ١١ فَمَن شَآءَ ذَكَرَهُۥ ١٢ فِى صُحُفٍۢ مُّكَرَّمَةٍۢ ١٣ مَّرْفُوعَةٍۢ مُّطَهَّرَةٍۭ ١٤ بِأَيْدِى سَفَرَةٍۢ ١٥ كِرَامٍۭ بَرَرَةٍۢ ١٦ قُتِلَ ٱلْإِنسَـٰنُ مَآ أَكْفَرَهُۥ ١٧ مِنْ أَىِّ شَىْءٍ خَلَقَهُۥ ١٨

Cabasa

500

Sheeg Ido iyo Riyada noocyadiisa ee labka iyo dhadiga

Ido: Wan iyo Lah

Riyo: Orgi iyo Ri


M
e
n
u