Afartirsinyaha Nabiga scw ilaa 4 gaarsii?
Muhammad Inn Cabdullah ibn Cabdulmutalib ibn Hashum
Dhaneystir sadaka ugu horeeya oo hadiithkaan "...إن ما الأعمال .."
.. باانيات
Sheeg wax markii wax lagu darana yaraada ( gaabta), markii wax laga qaadana weynaada (dheerada)?.
Waa godka
Somalia sanadkee xorowday?
1.juli 1960
Qofkii ugu horeeyey po qalin wax Ku qora yuu ahaa?
Nabi Idriis
Sheeg Masjidkii ugu horeeyey oo uu dhisay nabiga
Masjid Quba
Haadiithkaan dhaneystir:
"لا يوكن أحدكم حتى حتى يحب لأخيه....."
... ما يحب لنفسه
Waxaad sheegta suurada qur`aanka ku jirta ee aayad kastaa oo suuradaa kamida ay ku jirto lafdiga “الله”?
Surah Mujadila
Madaxweynihii ugu horeeyey oo Somalia magiciisa muxuu ahaa?
Aden Abdulle Osman Daar
Ayaadee quranka ugu yar?
ثم نظر
Nabiga scw meeqo jeer buu xajiyey, iyo gormuu xajiyey?
1 jeer - Sanadka 8aad hijri
Hadiithka dhaneystir: "لضرر..."
ولا ضرار
Sheeg xubinta mar alaale iyo markii ay wasakhowdo noqota cadaan?
Carabkaan
Gobolada Somaaliya 7 ka mid ah sheeg?
Banaadir, Bari, Bakool, Bari, Galguduud, Hiraan, Jubada Hoose, Jubada dhexe, Baay, Nugaal, Jubada Sare(Gedo), Shabellaha dhexe, Shabeelaha hoose
Sheeg 10kii saxaabi oo lagu bishaareeyey Janno ayaga op aduunka jooga?
Abu Bakr, Cumar, Uthman, Ali, Sacd, Siciid, Talha, Cabdiraxman Ibn Cawf, Abu Cubayda, Zubayr
Sheeg Aayada ugu dambeysey ee quranka soo dagtay? Iyo suurada
Baqarah - "وتقول يوما ترجعون فيه إلى الله..."
Yaa wariyey xadiithka "لا يوكن أحدكم..."?
Waxaa wariyey Imam Bukhari
Magaalo cagaaran, dhismeheeduna casaan yahay, dadkeeduna uu madow yahay.
Waa tuma magaaladaasi?
Waa qaro/xabxab
Sheeg sanadkii ay Somalia Ku biirtay jaamacada carabta?
1974
Sheeg Bisha iyo Sanadka uk dhacay dagaalkii Badr?
17ka Bisha ramadan Sanadka labaad ee hijriga
Imisa jeer ayaa magaca nabiga scw magiciisa lagu sheegay quranka
4 jeer
Hadithka "لضرر ولا ضرار" sixadiisa sheeg iyo yaa laha wareyiyey?
Waxaa wariyey Abu Saciid Sacd Ibn Sinaan - Xasan
Nafleyda aan ukun iyo ilmo toona aan foolanin maxaa were?
Labka
Sheeg magaca aqoonyahaankii hindisay qoraalka farta soomaaliga ee aan adeegsano?
Ahmed Shire Jamac
Waxaad sheegtaan Qaalataa imsaa Quraanka ku jirta? iyadoo uu alifka kutaagan yahay?
2 jeer:
(Qaalataa ataynaa dhaa’iciina). (Surat: al-Fussilat)
(Qaalataa laa nasqii xattaa yasdura-Rucaa’u). (Surat: al-Qasas)