Goormee ayay Soomaaliya xornimada heshay?
1960.
Soomaaliya imisa gobol ayay leedahay?
18 gobol
Yaa loo yaqaan “Abwaanka Qaranka” ee Soomaaliya?
Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi
Yaa ahaa madaxweynihii ugu horreeyay Soomaaliya?
Aadan Cadde.
Soomaaliya waxay ku taallaa xeebta bad noocee ah?
Badweynta Hindiya.
yaa goatka faanka somaliyed ah
hamzito
Waa maxay SYL?
SYL waa xisbigii halganka xornimada.
Muqdisho waxay ku taallaa gobolkee?
Gobolka Banaadir.
Fanaan kee ayaa caan ku ah heesaha jacaylka?
Cabdi Qays
sheeg Dalka ay Soomaaliya la dagaashay 1977 waa kee?
Itoobiya
Soomaaliya waxay ku taallaa qaarad noocee ah?
Qaaradda Afrika.
Yaa lagu magacaabaa “Boqorka Heesaha Dhaqanka” Soomaaliya?
Xasan Aadan Samatar
Magaalada caasimadda ugu horreysay Soomaaliya waa tuma?
Muqdisho
Buurtee ugu dheer Soomaaliya?
Buurta Shimbiris waa meesha ugu sarraysa.
Goorma ayay Soomaaliya qaadatay farta Laatiinka?
1972.