Muslimiinta maxaa lagu magacaabaa shanta tiir ee Islaamka?
OBS., SKAL SIGES PÅ SOMALISK!!!!
Shahaado
Salaad
Sawm
Zakaa
Xaj.
Magaalada labaad ee ugu weyn Soomaaliya?
Hargeysa
9 × 7
63
Wax walba wuu arkaa laakiin indho ma laha. Waa maxay?
camera
Hvilket dyr er det hurtigste på land?
geoparden
Quraanka wuxuu leeyahay immisa suuradood?
114 suuradood.
Gobolkee ayuu Muqdisho ku yaal?
banaadir
saddex-gees: haddii labada gees ay yihiin 35° iyo 75°, kan saddexaad waa imisa?
70°
Waa wax mar walba kaa horreeya, laakiin marna ma gaadhi kartid. Waa maxay?
Maalinta berri
Hvilken farve blander man med blå for at få grøn?
gul
Mala’igtee ayaa qabriga ku weydiisa su’aalaha
Munkar & Nakiir?
Magaaladu maxay tahay oo loo yaqaan “magalada xeebta dahabka”?
Kismaayo
180 ÷ 12
15
Waxaan kugu raaca mar kasta oo aad socoto, laakiin marna ma gaadho. Waa maxay?
Hooskaaga
Hvilken verdensdel har flest lande?
afrika
Maxay tahay ducada ugu fadliga badan ee Muslimiintu yiraahdaan?
La ilaha illa Allah
Boosaaso waxay ku taallaa gobolkee?
bari
x + 3 = 2x – 5
X = ?
8
Markaan ordo waad aragtaa, markaan istaagnaad ma aragto. Waa maxay?
Roobka (regn)
Hvilket år startede Første Verdenskrig?
1914
Kumaa ahaa saxabigii loo bixiyay “Saifullaah” (Seefta Alle)?
khaalid bin Waliid
Magaalada loo yaqaan “Ilaalo xeebaha Soomaaliyeed” ?
berbera
12² – 5³ = ?
144 – 125 = 19
Waxaan sameeyaa cod, laakiin af ma lihi. Waxaan u baahanahay hawadaada, laakiin mar aan ku buuxsamo waan dhintaa. Waa maxay?
ballon
Hvad kaldes det, når lys skifter retning, når det passerer gennem et andet materiale?
Brydning (refraktion)