Phrases For Shopping
Can you help me?
Ma i caawin kartaa?
Cup
Bakeeri
Dog
Eey
Mouth
Af
How's the family?
Reerka kawarran?
Where's the clothing store?
Aaway dukaanka dharka?
Pot
Digsi
Pig
Doofaarka
Door
Albaab
How many siblings do you have?
Meeqa walaalo ayaad leedahay?
Do you have the cold clothing?
Ma haysiin dharka qabowga?
Fork
Fargeedo
Horse
Faras
Goats
Ari
Are you the oldest?
Adiga miyaa ugu wayn reerkiinna?
How much is this jacket?
Jaakaadan meeqa waaye?
Spoon
Qaando
Camel
Geel
Car
Baabur/Gari
What's your dads name?
Aabahaa magaciis
Dollars
Shellings
Knife
Midi
Bird
Shimbir
Bucket
Baaldi
Do you have a nickname?
Naanays ma leedahay?