Sheeg madaxweynaha ugu horeeye somalia?
Adan cabdulle cusmaan
TWaxaa sheegtaa eedadaa wiilkeeda abtigiisa ?
WAA aabaheyga
Kor u bood koofi cad
WAA daangada
Sheeg nabiga dhalay nabi yusuf
waxaa dhalay nabi yacquub
Wax adiga aad leeyahay oo lagaaga isticmaal badanyahay
Magaceyga
Meeqo madaxweyne ayaa soo martay somalia
9 madaxweyne
Sheeg noolaha adan wabo maqlin
WAA tixsiga
4 min oo Daran ku WADA fadhiya haddana Aan salaan isla gaarin
Naasaha lo’da ama geela
Allah imisa magac ayuu leeyahay
Waxa uu leeyahay 99 magac
Sheeg WAA imisa culayska maskaxda maroodiga
7.5 kg
Magaca male ene sayid m c x
Madmullah
Sheeg wac marka aad qaado medow ah marka aad isticmaalayso guduud ah marka aad ka dhameysato cadaan ah
WAA dhuxusha
Silam salam sabarad aasan
Hunguriga
Waxaad sheegtaa geedka ka baxa jannada dhex bartankeeda
WAA geedka zaquum
Sheeg waxa ugu Mac er uu carabka dhadhamiyo
WAA candhuufta
sanadkee soomaaliya xuriyad qaadatay
1960
Beer cagaar ah guryaheeda guduud ah dadkeeda medow ah
WAA qaraha
Libaax ku liqayo ku soo laba celi
Gurigaaga
Sheeg Malaga naarta ilaaliyo
WAA Malaga Malik
Sheeg labada dal ee xuduudooda buundo u dhaxeeyso
WAA sucuudi iyo baxrayn
Meeqo sanadood Ayee jirtaa somalia
Waxee jirtaa 9000 oo sanadood
Waxaad sheegtaa cali waxa u dhalay 4 gabdhood gabar walbo hal wiil Ayaa la dhashay imisa caruur ayuu dhalay cali
Waxa uu dhalay 5 caruur
Wax boqol ilig leh oo aan baruur kala goyn
WAA shanlada
Sheeg Rasuulka ugu horeeye er ilaahay soo diray
WAA nabi nuux
Imisa juz’ ayuu quraanka ka koobanyahay
30 juz