Waraqaat
Manduumatu usuulul fiqh wa qawaacidihii
Caqiidatul waasidiyah
Darsigii Maanta
Faraaid
(cilm al mawaarith)
100
Qeex Kalimadan: Al Cilm?
cilmiga waa wixi la yaqaanay in aqoon loo yeesho, siduu yahay in loogu aqoon yeesho
100
Maxaa loola jeedaa Qaacidadan: Almashaqqatu tajlibuttaysiir?
wax walba uu dhib noqdaa (inuu mukalifku la yimaado), wuxuu soo jiidanayaa fududeen
100
ما عقيدة الفرقة الناجية؟ ولماذا سمي بهذا الإسم (الناجية)؟
الفرقة النّاجية هم أهل السّنّة والجماعة و سمي بهذا لأنهم يتبعون سنّة النَّبِيِّ صلي اللة عليه وسلم و يجتمعون علي الحق الثابت بالكتاب و السّنّة. نجت من البدع و الخرف في الدنيا و النَّار في الآخرة.
100
Saxaabi waa maxay?
qof rasuulka la kulmay , rumeeyay, asagoo mumin ahna dhintay
100
Sheeg Arkaanta dhaxalka?
waa in la helaa intan: kan wax dhaxlaya kan la dhaxlayo iyo xoolihii la dhaxlayay
200
Qeex kalimadan: Majaaz?
(sarbeeb) wixa mowduuciisii la dhaafiyo, ee loo isticmaalo sidii loogu talo galay si aan ahayn (gabadhani waa libaaxad)
200
Gabadhaan safar bay gashay si aysan u soomin. Qaacidadee ku dabaqi lahayd?
Al Umuuru bimaqaasidihaa.
200
ما حكم تحريف صفات الله أو وتعطيلها مع التمثيل؟
تحريف و تعطيل صفات الله محرمٌ
200
maxaa loola jeedaa khabar?
waa wixii loo tiiriyo nabiga oo hadal ah ama ficil ama sugid (taqriir) ama sifo
200
Sheeg waxyaabaha aan waxba lagu dhaxlin?
Adoonimo In Ladilo kii la dhaxlaayay In ay labada is dhaxlaya kala diin yihiin
300
Majaaz 2buu u qaybsamaa sheeg 2badaba?
Caqli Luqawi
300
Waxaa iskaga kaa darsamay cunto xalaal ah iyo cunto xaraam ah, maxaad samaynaysaa? Qaacidadee ku haboon halkan?
darul mafaasid awlaa min jalbil masaalix. (Xaaraamta baa la tixgalin, cuntadaasna waa la daadin.)
300
قال الله تعالى ( وجوه يومئذ ناضرة إلى ربها ناظرة) وقال أيضا ( على الأرائك ينظرون) ما وجه الشاهد في الآيتين؟
الشاهد في الايتين هو رئة المؤمنين لربهم يوم القيامة
300
Taqriir waa maxay?
wixii nabiga u arkay uu ka aamusay, 2 nooc ama qowl ahaan ama ficil ahaan
300
Daynta maydka lagu leeyahay 2 bay u qaybsamaan, sheeg labadaba adigoo tusaalaynaya?
mid uu rahan u dhigtay (tusaale) mid uusan rahan u dhigan (tusaale: ilahay iyo dadka)
400
Qeex Kalimadan tusaalena keen: taqliid?
Inaad cid iska da ba raacdid oo wuxuu yiri aad aqbasho xujo la aan. tusaale:Ilaahay iyo Rasuulkiisa MXM. scw
400
Nin baa Ka shakiyay naag, in uu qabay iyo in kale? maxaa la samayn, u keen qaacido?
al aslu baqaau maakaana cala maakaana ninka naagta waxa u asal ah in uusan qabin ay ajnabi ka ahayd, idan ma qabo.
400
Jahmiyah Muctazilah Ashaacira, hal maqgac oo layku dhoho baa jira sheeg magacaas?
Ahlu dacdiil baa laysku dhahaa. Sifooyinka ilaahay sidii laga rabay ma aysan ugu sugin.
400
Saxiix iyo xasan maxay kukala duwan yihiin?
5ta shuruud way wadaagaan, balse xasanka waxa uu gaar la yahay waxaa wariyay nin xifdintiisa ay khafiif tahay.
400
Sheeg (furuud al muqadarah fii kitaabillaah) adigoo waliba qayb walba cidii qaadata sheegaya?
al Nisf: zawj, bint, bintul ibn, ukht shaqiiqah, ukht li abb al rubc: al zawj, al zawjah al thumun: al zawjah/ al zawjaat al thuluthaan: al banaat, banaatul ibni, akhwaat al shaqiiqaat, akhwaatul abb al thuluth: al umm, ikhwah li umm al sudus: umm, abb, waladul umm, jadd, (jaddah, bintul ibn, ukht li abb) fa akthar
500
Sheeg noocyada wax loo naskhiyo, inta ay yihiin iyo waxa ay kala yihiin. Midwalbana tusaaleey?
1-Aayadii baa maqan xukumkii baa jooga 2-Aayadii baa joogta balse xukumkii baa maqan 3-Aayadii iyo xukumkii baa isla maqan Tusaale: 1-(aayaturrajmi ashaykhu washaykhatu ida zanayaa farjumuuhum albatta nakalan minalah walahu caziizun xakim) 2-(ayadda radacada hal mar kugu filantahay) 3-(fa inyakun cishruna saabiruna yaqlibu)
500
sheeg maraatibu nafyi?
nafy al wujuud (laailaaha ilaa allah) nafy al sixah (laa salaata ilaa al wuduu) nafy al kamaal (laasalaata bi xadri dacaam)
500
Muminiita ilaahay ayey arkayaan maalinta qiyaamo - ilaahay baa quraankiisa ku sheegay. Sheeg qoladii/fiqadii diiday iyo daliilka ay soo daliisheen?
Muctazilada way diideen: daliishooda waa (Innaka lan taraanii iyo Laa tudrikuhul absaar). Ayada koobaad waxay sheegeysaa in aduunyada ilaahay lagu arkeynin, ayada labaad na waxay sheegeysaa inaysan indhaha koobaynin ilaahay aragiisa.
500
Meeqo ayuu u qaybsamaa khabarka marki loo eegayo cida loo tixgalinayo?
wuxuu u qaybsamaa 3dax. marfuuc, mowquuf, maqduuc
500
Masáladan dhis: 3 ikhwah li um 1 umm 6 acmaam
ikhwah li umm 12 umm 6 acmaam 18
M
e
n
u