1. Wa maxay icraab?
Når man ændrer på det sidst bogstav i ordet
Suratul fiil maxay ka hadleysa ?
maroodiga kuso dulay kacbada
Magaciis kitaabka aad qaadateen?
Qawaacidul fiqh
waxaad sheegtaa labo suuraad oo magacyadoodu yihiin wakhtiyada salaada
casar iyo fajar
Kuwait ligger i hvilken del af verden?
Wa maxay shuruuda kalaamka
lafd, murakab , mufiid, wadcul carabi
2. Annaas kalimadas macnaheed
dadka
sharax kalimadan (Curf)?
waa wax dad meal dagani ay isla yaqaanaan
Sheeg labada Buur ee hal ayaad lagu sheegay
safaa iyo marwa
I hvilket land er Toscana en region?
Meequ ayuu u qabsama kalimada carabiga
isim, ficil, xaraf
kawthar wa maxay?
wa wabi nabiga lasiyey janada ku yala
Sheet 4shay aan aiyad loo ictibaaraynin?
nikaax
furiin
rajca
kufr
waxaad sheegtaa suurad ku bilaabatay tasbiix Kuna dhamaatay tasbiix oo ku jirta juzka saddexaad
xashar
Ficilka muxu u qaybsamah
datid , nutid og bydform
Surat ikhlaas maxayka hadlesa so koob.
ilahay inu kaligis yahay waxna dhalin lana dhalinna.
ilahay inu kaligis yahay waxna dhalin lana dhalinna.
Sharax qaacidada ah Akhaffu dararayn?
labo dhib haday yimaadaan kiisa fudud baa la qaadanayaa
dhamaystir افلم يرو الي ما بين أيديهم من السماء والأرض
ان نشء نخسف بهم الارض أو نسقط عليهم كسفا من السماء والأرض ان في ذالك لآيت لكل عبد منيب: سوره سبا
Muxu u qaybsama icraabta?
god, kordhig, hosdhig iyo reeb
ida jaa maxay ka hadlee
geeridii nabiga inay so dhawaatay
Naag laqabo ninkale miyuu guursan karaa iyadoo la furin?ukeen daliil qaacido fiqi ah?
Al mashquulu laa yushaqal
Aayatu dayn Waa aayadee
يأتيها الدين امنو اذا تداينتم