Sanadkee ayay Soomaaliya xorriyadda ka qaadatay Talyaaniga iyo Ingiriiska?
1960
Erey Somali ah oo la mid ah responsibility.
Mas’uuliyad
Waan ordaa haddana meel ma gaaro
Waqti
Supermodel caan ah oo Soomaali ah, kana shaqeysay dunida oo dhan?
Iman
What animal is most important in traditional Somali culture and nomadic life?
Camel(geel)
Kee ahaa madaxweynihii ugu horreeyay ee Soomaaliya?
Aadan Cabdulle Cismaan
“____ la’aan waa Iftin la’aan.”
(Buuxi erayga maqan)
Aqoon
Maalin walba wuu dhashaa, habeen walbana wuu dhintaa
Qorrax
Fanaan Soomaaliyeed oo caan ku ah heesta “Wavin’ Flag”?
K’naan
What form of oral art is most respected in Somali tradition?
Poetry (Gabay)
Goorma ayay bilaabatay dagaallada sokeeye ee Soomaaliya, maxaase sababay?
1991, kadib burburkii dowladdii dhexe iyo khilaafyo siyaasadeed & qabiil
People learn more when they listen to each other.
Dadku wax badan ayay bartaan marka ay is-dhageystaan.
Waxaan leeyahay af, laakiin ma hadlo. Waxaan leeyahay sariir, laakiin ma seexdo.
Webbi
Qof Soomaali ah oo noqday xildhibaan Mareykan ah, kuna caan baxay u doodista qaxootiga iyo haweenka?
Ilhan Omar
Traditional milk container- see picture
Name the flag picture
Hirshabelle
Nin aan shaqaysan ma ____
(Buuxi erayga maqan)
Shaah waa ka xaaran
Waxaan leeyahay baalal, laakiin ma duulo.
Book
Boqoradda Codka Soomaaliyeed
Halima Khaliif Magool
What is the traditional Somali system where elders solve conflicts?
Xeer
: Goorma ayey taariikhdu ku billowdaa Soomaaliya qoran (alfabeyga latin)?
1972
A leader should be honest and fair.
Hoggaamiye waa inuu noqdaa mid daacad ah oo cadaalad sameeya.
Add to a word next to Mas(snake) to make it a two name?
Mascud and Maslax
Abwaan Soomaaliyeed oo suugaantiisu saamayn weyn ku lahayd bulshada?
Hadraawi
Traditional shield- see picture
Gaashaan